Cisbitaalka Dayniile oo ay Qeybi Qubatay

Dab xooggan oo ka kacay Koronto ayaa xalay baabi’iyay qeybo ka mid ah cusbitalka Deyniile ee Magaalada Muqdisho.

Isbitalkan oo dadka si lacag la’aan ah ku daaweeya ayaa sameeya qaliimo u badan ahaweenka isku furma.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa dabkan iyo qasaaraha uu geystay ka wareystay, Cumar Aboor oo ka mid ah Madaxda Maamusha Isbitalka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Gubashada Cisbitaalka