Shir looga hadlay beeraha iyo deegaanka Somalia

Fatahaadda Beledweyne

Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa toddobaadkan shir gaar ah oo dhinaca beeraha iyo degaanka ah waxay ku yeesheen magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkan Mareykanka.

Maxamed Colaad Xasan oo barnaamij gaar ah ka diyaariyey shirkan, ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir looga hadlay beeraha iyo deegaanka Somalia