Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka sheegtay in si buuxda ay hadda u maamulayso Hawada dalka, iyada oo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xassan Cali Khayre uu sheegay in maamulka hawadu uu hadda gacanta Somalia ku wada jiro.
Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Hawada Somalia