Martida Makrafoonka: C/raxman D. Beyle

Cabdiraxmaan Beyle

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti inoogu ah todobaadkan, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxman Ducaale Beyle.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya wariyaheenna London, Ridwan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso barnaamijka Martida Makrafoonka