Dilal ka dhacay Diinsoor oo la isku khilaafsan yahay

Ciidamada dowladda

Mas’uuliyiinta gobolka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in hawlgal ka dhacay degaan hoos yimaadda degmada Diinsoor oo lagu magacaabo Kanaanax ay ku dileen saddex nin oo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabab.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in ciidanku ay sidoo kale hub soo furteen. Hase yeeshee dhinaca kale mid ka mid ah ehelada dadkaasi ayaa VOA u sheegay inay ahaayeen dad rayid ah.

Arrimahan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay gudoomiyaha Degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow.

Your browser doesn’t support HTML5

Dilal ka dhacay Diinsoor oo la isku khilaafsan yahay