Fallanqeyn: Heshiiskii Somalia iyo Ethiopia

War Murtiyeed shalay ay si wada jirka ah u soo saareen hogaamiyaasha labada dal ee Soomaaliya iyo Etiboobiya ayay ku heshiiyeen qodobo ay ka mid ahaayeen maalgelinta 4 dekadood, furashada qunsuliyado iyo sii wadista heshiisyadii hore ee jiray.

Hadaba maxay yihiin heshiisyada jiray oo lagu xusay war murtiyeedka, maxay ka dhigantahay maalgahsiga dekadaha iyo furashada qunsuliyado - su'aalahaas ayaa weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uu weydiiyay Dr Axmed Maxamed Kheyre oo shahaada PHD ka haysta Qawaaniinta Caalamiga ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Falanqeynta Heshiiskii Somalia iyo Ethiopia