Wareysi: Saameynta fatahaadda ee beeraha

Fatahaadda Beledweyne

Fataahadii ku dhuftay qeybo ka mid ah gobalada uu maro wabiga Shabelle waxa ay saameyn dhaqaale mustaqbalka dhow iyo midka fogba ah ku reebtay wax soo saarkii beeraha.

Fatahaadu waxa ay dishay geed miroodyo aan looga baran in ay si fudud biyaha ku dilaan.

Guud ahaan aanfada ay fatahaadu reebtay waxaa VOA uga waramay C/Xakiin Cumar Yuusuf, oo ah aqoonyahan dhinaca beeraha ah, islamarkaana barre ka ah kuliyadda beeraha ee Jaamacada Hiiraan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Saameynta fatahaadda ee beeraha