Gaas oo xilalka ka qaaday taliyeyaal ciidan

Gaas

Madaxweynaha maamaul goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday agaasimayaashii hay’adda sirdoonka PIA Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo Agaasimaha Guud ee Hay'ada kale ee Amniga ee Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) aagaaismaha PIA ee xilka laga qaaday, oo uu wax ka weydiiyey sababta xilka looga qaaday.

Your browser doesn’t support HTML5

Gaas oo xilalka ka qaaday taliyeyaal ciidan