Muqdisho: Waddooyinka oo la Furayo

Somali troops in Mogadishu

Meelaha laga soo galo Muqdisho waxaa la dhigay kontaroolo adag waxaana guud ahaan ay ciidamdu joojiyeen gaadiidka soo gala magaalada waxaana abuurmay goobo gaadiidku ay ku kala wareegaan. Dowladda ayaa xalay furtay qayb ahaan magaalada iyadoo xirnaanshaha magaaladuna ay saamayn ku yeelatay nolosha dadka. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdishu.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Waddooyinka Xiran