Dr. Beyle: Horumar Ayaan ka Sameynay Maaliyadda

Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya ayaa shalay faahfaahin ka bixisay yabooh lacageed oo ay ka heshay Bankiga Adduunka iyo Midowga Yurub. Waxaa kale oo wasaaraddu soo bandhigtay naqshadda sida ay u ekaan karto lacagta la sheegay in Soomaaliya loo soo daabacayo.

Warbixintan waxaa noo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Dr. Beyle