Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa qoddobo ay ka mid yihiin shirkii Amniga Qaranka ee Somalia iyo geeridii Alle ha u naxariistee wariye Maxamed Aadan Terra oo magaalada London ku geeriyooday.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka