Somaliland: Xeerka doorashada oo la ansixiyay

Golaha xukumadda Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka doorashada iyo diiwaangelinta, iyadoo xeerkan oo kuraas baarlaman u qoondeynaya haweenka iyo beelaha laga tira badanyahay.

Wariyaha VOA, Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan Hargeysa ka soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo xeer ka soo saartay doorashoyinka