Wicitaanka: Waxaa Marti ku ah C/raxman Diriye Samatar

Cabdiraxman Diiriye Samatar

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland, Cabdiraxman Diiriye Samatar.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac (Farasle).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka