Shirka Amniga Soomaaliya oo Baydhabo Ka Furmaya

Sharif Xasan oo Baydhaba kusoo dhaweynaya Xasan Kheyre

Waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Baydhabo shirka Golaha Amniga Qaranka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeybgalaya Ra'isulwasaaraha Soomaaliya, iyo madaxda maamul goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa noo soo diray wariyaheenna Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Shirka Baydhabo