RW Kheyre oo la Kulmay Dhalinyaradii Liibya Ka Soo Laabatay

Kheyre

Reysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay la kulmay dhalinyaro badan oo dhawaan laga soo sii daayay xabsiyada magafayaasha Liibiya. Dhalinyaradan ayaa ka warramay dhib badan oo ay la kulmeen. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya wariyaha VOA Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Reysal wasaare Kheyre oo la kulmay Dhalinyaradi Libya ka timid