Suleymaan: Sharci ma ahan xil ka-qaadisteyda

Ibrahim Idle Suleyman

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya ee xilka laga qaaday, Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa u sheegey VOA in uu isagu wali yahay guddoomiyaha maxkamada sare, islamarkaana aysan sharciga waafaqsaneyn xil ka-qaadistiisa.

War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan, isla markaana xilkaasi loo magacaabay Baashe Yuusuf Axmed.

Halkan ka Dhageyso wareysi Suleymaan uu siiyey VOA

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare