Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadka waxaan ku soo qaadanaynaa duufaankii dhawaan ka dhacay xeebaha Somalia ee keenay dhimashada iyo burburka, iyada oo sidoo kalena aan kaga hadli doono dagaalada u dhexeeya Somaliland iyo Puntland.

Barnaamijka waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka