Guddoomiye: 35 qof ayaa ku dhintay Lughayah

Isgaarsiinta ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Lughayah ee Somaliland iyo degaannada ku xeeran halkaasi oo ay ku dhaceen roobabkii duufaanta watay xooggoodu.

Guddoomiyaha degmada Cabdullaahi Cali Aw Nuur ayaa VOA u sheegay in 35 qof ay ku dhinteen Lughayah oo keliya, iyadoo dadka qaarkoodna weli la’yahay.

Weriyahayaga Boorama Haashim Sheekh Cumar Good ayaa waraystay, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey xaaladda degaanku sida ay haatan tahay?

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiye: 35 qof ayaa ku dhintay Lughayah