Dadaallo lagu furayo jidadka oo ka socda Muqdisho

Yariisow

Mas’uuliyiinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay weli ka shaqaynayaan sidii ay u bannayn lahaayeen jidadka ay xireen roobabkii habeenkii Axdadii ka da’ay magaalada.

Ilaa lix qof ayaa ku dhimatay Muqdisho, halka guryo bandanna ay waxyeello soo gaadhay.

Caasha Ibraahim Aadan ayaa khadka telefoonka ee Muqdishu kula xiriirtay duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusman Yariisow.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadaallo lagu furayo jidadka oo ka socda Muqdisho