Imtixaannada Shahaaddiga Soomaaliya oo Billowday

Magaalada Muqdishu, Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Soomaaliya, oo ay maanta u fariisteen 27,600 oo arday.

Munaasabadda daahfurka ayaa ka dhacday dugsiga 15ka May ee degmada Warta Nabadda.

Your browser doesn’t support HTML5

Imtixaanaadka dugsiyada oo billowdey