Dad ku dhintay roobab ka da'ay Puntland

Laba qof ayaa ku dhintay, mid kalena waa la la’yahay kadib markii uu qaaday daad ka dhashay roobab xooggan oo illaa xalay ka da’ayay deegaanada Puntland.

Roobabkan ugu dambeeyay ayaa la aaminsanyahay inay ka dhasheen duufaan xooggan oo halis ku haysa xeebaha waqooyi ee Soomaaliya iyo Yemen, sidoo kalena laga cabsi qabo inay gaarto Djibouti.

Ibrahim Xasan Dandureey ayaa roobabka iyo daadadka ka dhashay ee Puntland saameeyay ka wareystay, wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad ku dhintay roobab ka da'ay Puntland