Maamuuska Hooyada Soomaaliyeed

Barnaamijkan Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay taariikhda maalinta Hooyada iyo sida uu yahay maamuuska hooyada Soomaaliyeed.

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran. Waxaa soo diyaarisay isla markaana nala socodsiineysa Caasho Ibrahim Aden (Caasho Cuud)

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Haweenka iyo Qoyska (05/16/2018)