Hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya oo muddo saddex maalmood ah ku shirayey magaalada Baydhaba, ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xiririka sii xumaanaya ee dawladda federaalka iyo dawladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga.
Madaxda maamul goboleedyada ayaa ugu baaqay dawladda Soomaaliya inay dhankeeda ka shaqayso hagaajinta xiriirkaasi iyadoo la eegayo ayey yidhaahdeen danta shacabka Soomaaliyeed.
Warbxintan waxaa noo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Qodobo laga soo saaray shirkii Baydhaba