Somaliland oo Soo Hormarisay Xuska 18 May

Somaliland waxaa maanta laga xusay maalinta 18-ka May oo waqtigeeda laga soo hormariyay Ramadaanka awgii. Maalintan oo ku beegan 27 guuraddii ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday inay ka go’aday Soomaaliya inteeda kale.

Wariyaha VOA Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Somaliland oo xuseysa ku dhawaaqistoodii gooni isu taagga