Madaxda maamul goboleedyada oo ku shiraya Baydhaba

Madaxda maamul goboleedyada

Shirkii madaxda maamul goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhaba, waxaana hadallo ka jeediyey madaxda shirkaasi ku sugan.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka dowladda dhxe iyo maamul goboleedyada.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda maamul goboleedyada oo ku shiraya Baydhaba