Webiga Shabelle oo ku Fatahay magaalada Jalalaqsi

Fatahaad

Fatahaado cusub ayaa la sheegay inuu Webiga Shabelle ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Fatahaaddani ayaa khasaaro u geystay dhul beereed ay ku yaalleen dalagyo kala duwan.

Faahfaahinta arrintan ayaa Nur Bukhaari uu ka wareystay Axmed Cabdi Xassan oo ka mid ah ganacsatada magaaladaJalalaqsi.

Your browser doesn’t support HTML5

dhagyso wareysiga fatahaadda Jalalaqsi