Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa ammaanka magaalada Muqdisho, waxaana marti ku ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow).

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka