Canada oo beenisay in ay masaafurineyo qaxootiga

Ahmed Hussein

Wasiirka socdaalka ee Canada Axmed Xuseen ayaa beeniyey jiritaanka warar sheegaya in dawladda Canada ay doonayso inay dalkeeda ka musaafuriso dadka magangelyo doonka ah ee dalkeeda ka galay xadka Mareykanka.

Wararkaasi ayaa walaac ku abuuray dad badan oo Soomaali ah, oo ku nool dalka Canada.

Arrimahan ayaa weriyahayaga Xuseen Nuur Xaaji uu wax ka weydiiyey wasiirka wasaaradda socdaalka, jinsiyadaha iyo arrimaha qaxootiga Canada Axmed Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Canada oo beenisay in ay masaafurineyo qaxootiga