Minneapolis: Soomaali Hir-gelisay Dusgi Lagu Barto Tiknolojidda iyo Seyniska

Magalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxa fiidkii Sabtida lagu daah rogey dugsi hoose oo caruurta lagu baro waxyaabo ay ka mid yihiin tegnloojiyadda, seyniska iyo xisaabta.

Dugsigan oo ay maamulaan dad Soomaali ah, ayaa waxa Maxamuud Mascadde waxa uu wareysi la yeeshay maamulaha dusgiga Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dugsi lagu diyaariyo ardada dugsiyada sare oo Minneapolis laga furey