Shir Amniga Looga Hadlayay oo Muqdisho Ka Dhacay

Magaalada Muqdisho, waxaa maanta ka dhacay kullan looga hadlayay amaanka guud ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa Faahfaahinta inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ammaanka kusaabsan oo Muqdisho lagu qabtay