Maanta ayaa mar kale qaar ka mid ah murashixiinta u taagan xilka gudoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay qudbado ay ku soo bandhigayeen barnaamijkooda siyaasadeed ka jeediyeen golaha shacabka.
Golaha ayaa dhageystay shan ka mid ah 11 murashax oo u taagan doorashadan oo la madlay inay dhaceyso 30ka bishan April.
Shalayna, lixda kale ayaaqudbadahooda jeediyay. Wariyaha VOA, Seynab Abuukar Maxamed, ayaa warbixintan Muqdishu ka soo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5
Musharixinta u taagan xilka Afhayenka Barlamanka oo qudbado jediyay