Haweenka Shaqo Abuurka ah

Barnaamijka haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxanu ku eegeynaa haweenka Soomaalida ah ee aasaay goobaha loogu adeego bulshada ee ku yaala dalkan Maraykanka. Waxaanan si gaar ah uga hadleynaa adeegyada ay fuliyaan iyo sida ay qoysaska Soomaalida ah uga faa’idaan adeeggaasi ay aas aaaseeyn.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska (04/25/2018)