Wareysi Dr. Dufle: Halista Duumada

Dr. Osman Dufle

25 bisha April, maanta oo kale, dunida oo dhan waxaa laga xusaa maalinta malaariyada ama duumada.

Maalintan ayaa lagu aqoonsadaa dadaalka caalamiga ah ee la dagaalanka duumada, oo dunida oo dhan 3.3 bilyan oo qof oo ku nool 160 waddan ay halis ugu jiraan cudurka duumada.

Soomaaliya waxey ka mid tahay waddamada cudurka duumadu uu weli halista ku hayo.

Ibrahim Xassan Dandureey ayaa arrintan ka wareystay. Dr. Senator, Cusmaan Maxamuud Dufle, oo ka howlgala xarrun caafimaad oo Muqdisho ku taalla, Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliyana u qaabilsan dhinaca caafimaadka, waxbarashada iyo bini'aadannimada.

Your browser doesn’t support HTML5

Dr. Dufle oo ka waramaya maalinta duumada adduunka