Liibiya: Tahriibayaal Soomaali ah oo La Soo Bad-baadiyay

Safiirka Soomaaliya ee dalka Liibiya Muxuddiin Maxamed Kaalmooy, ayaa sheegay inay jiraan Soomaali habeen hore laga soo bad-baadiyey badda, kadib markii ciidamada Liibiya ay ku arkeen xeebaha dalkasi, xilli ay la socdeen doonyo liita. Safiirka Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy ayaa xaaladda dadkaasi uga warramay Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Somali laga soo bad baadiyay badaha Libya