Kulamo ku saabsan amniga suxufiyiinta ayaa maalmahan ka socday magaalada Muqdishu. Faahfaahinta kulamadaas ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay ka waraysatay Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala oo ah Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Your browser doesn’t support HTML5
Kulan loga hadlayo nabadgalyada wariyayasha oo Muqdisho kadhacay