Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dhowaan sheegay inay abaalmarin lacageed siiyeen xubin horey uga tirsanaa ururka al-Shabab oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Aaden Sandheere.
Haddaba sarkaalkan ayaa sheegay in amnigiis la dayacay. Ninkaasi ayaa kasoo goostay Al-Shabab bishii Janaayo ee sannadkan. Haaruun Macruuf ayuu uga warramay sabababaha uu uga soo goostay ururka Al-Shabab.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi, nin Shabab ka soo baxsaday oo abaal marin la siiyay