Dhuusamareeb: Shirka Waxbarashada Soomaaliya oo La Soo Xirey

Shir waxbarashada Soomaaliya looga hadlayay ayaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowlad goboleedka Gal-Mudug.

Shirkan oo muddo saddex maalmood ah halkaasi ka socday ayaa waxaa ka qeyb galay wasaaradda waxbarashada ee dowladda federalka iyo kuwo maamul goboleedyada, waxaa warbixintan nooga soo diray wariyaha VOA Gaalkacyo, Cabdiwaaxid Macalin Isaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulan waxbarashada Soomaaliya looga hadlyay oo Dhuusamareeb Lagu Soo xirey