Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadka waxaad ku dhageysan doontaas qoddobo ay ka mid yihiin khilaafkii baarlamaanka Somalia iyo qoddobo kale.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jamaal A. Cusmaan

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka