Hiiraan: Beelo Dagaallamay oo Nabad Loogu Baaqay

Xiisad colaadeed ayaa wali ka jirta degaanno hoostaga degmada Maxaas ee dobalka Hiiraan.

Culimada magaalada Baledweyne iyo aqoon-yahannada ayaa baaq nabadeed ka soo saaray dagaallada labada beelood. Warbixintan waxaa inoo soo diray Xuseen Xassan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Baaq nabadeed oo loo jeedyay beelo ku dagaallamay Hiiraan