Duqa Muqdisho oo Ankara Kula Kulmay Dhiggiisa

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Injineer Cabdiraxman Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maalmahan booqasho shaqo ku joogay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Yariisow ayaa sheegay inuu kulan la yeeshay duqa magaalada Ankara, Mustafa Tuna, oo ay ka wada hadleen xiriir wax wada qabsi oo dhex mara labada magaalo.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ayaaa Falastiin Axmed Iimaan ugu waramay khadka Taleefanka ee Ankara.

Your browser doesn’t support HTML5

Duqa Muqdisho oo Ankara kula kumay Dhiggiisa