Qarax Baydhabo Ka Dhacay oo Dhimasho Sababay

Hal qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen, kadib qarax ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarrunta gobolka Bay, maanta. Warbixintan waxa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax dhimasho sababay oo Baydhabo ka dhacay