Galmudug: Kala-aragti Duwanaashiyaha Habka Awood Qeybsiga

Waxaa soo baxaya kala aragti duwanaansho siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka ah ee ku saabsan habka awood qaybsiga ee Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca. Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdulwaaxid Macallin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Odayaal dhaliilsan habka awood qeybsiga Galmudug