Beeraleyda Somaliland oo Helaya Taageero

Dalaga haruurka ama masagada

Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ayaa sheegtay inay toddobaadkan bilaabayso taageerada 9 kun oo qoys oo beeralay ah.

Tallaabadan ayaa kusoo aadeysa xilli ay roobabki gu'ga ay ka curteen meelo badan.

Wasiirka wasaaraddaas Axmed Muumin Seed ayaa wariyaheenna Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye uga warramay qorshayaashaas iyo habka loo marayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Beeraha Somaliland