Somaliland: Fududeynta Isku-beddelka Lacagaha

Shirkadaha is-gaadhsiinta ee ka howlgala Somaliland ayaa bilaabay adeegyo cusub oo dadweynaha loogu fududaynayo iskubeddelka lacagaha, ka dib markii dhawaan ay dhaqan galeen amarro xukuumadda Somaliland ay soo saartay oo ay ku xaddideysay adeegsiga lacagaha la iskugu diro telefoonnada gacanta.

Guddoomiyaha Guud ee Shirkadda Is-gaadhsiinta TELESOM Cabdikariim Maxamed Iid ayaa arrintan uga waramay weriyaha VOA, Barkhad Maxamuud Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Adeegga Lacagta Somaliland