Tartanka Orodka Maardoonka oo Muqdisho Lagu Qabtay
Ciyaartooydi ka qeybgashay Orodka Gaaban ee Muqidsho lagu qabtay maanta
WASHINGTON. D.C —
Waxaa maanta magaalada lagu qabtay tartanka gaaban oo orodka dheer ah, kaasoo lagu maamuusayay horumarinta ciyaaraha.
Orodyahankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed ee kun iyo shanta boqol ee mitir Cabdi Bile Cabdi, ayaa hoggaaminayey orodka maaratoonka gaaban ee maanta Xamar lagu qabtay.
Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo dirtay Seynab Abuukar.