April 4, 2017: Nin xambaarsan canugtiisa yar isbitaal ku yaalla magaalada Idlib oo la sheegya in xiligaas kiimiko lagu weeraray.
WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Amuuraha Islaamka oo uu soo diyaariyay Jacfar Kuukay, waxaan kaga hadli doonaa muranka Sunta Kiimikada ee la sheegay in loo adeegsaday dagaalka Suuriya.