Warbixin: Muxu Salka Ku Hayaa Khilaafka Madaxda

Khilaafaadka dhex mara hey’adaha dowladda, gaar ahaan madaxda ugu sareysa dalka, sida madaxweynaha, ra’isul wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamanka ma aha wax ku cusub siyaasadda Soomaaliya.

Laakiin, khilaafkan ayaa imaanaya iyadoo, madaxweynaha iyo ra’isul wasaarha ay ku faaneen inay ka bad-baadeen, kana bad-baadayaan khilafaadyaddii madaxdii iyaga ka horeysay ay la soo kulmi jireen.

Haddaba, khilaafka haatan taagan muxuu salka ku hayaa? Nuur Xasan Nuur ayaa warbixin uu arrintaasi ku eegayo inoo diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixin: Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxda