Sahra Axmed Jaamac oo Geeriyootay

Magaalada Hargaysa waxaa maanta ku geeriyootay fannaanadii Soomaaliyeed ee Sahra Axmed Jaamac oo ka mid ahayd heesaaga loogu jecel yahay Soomaaliya. Warbixintan waxaa magaalada Hargaysa nooga soo diray Barkhad Maxamuud Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

ALLAHA u Raxmado Sahra Axmed Jaamac oo Geeriyootay