Jawaari: Sharci Ayaan Ku Imid, Sharci Ayaanna Ku Baxaya

Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa cirka isku sii shareereysa, kadib markii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan, (Jawaari) uu ku eedeyay madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, in uu dhinac la safan yahay.

Waxa uu sheegey Jawaari in wixii dhibaato ah ee ka dhasha murankaasi iyo is qab qabsigaasi uu mas'uuliyaddeeda yeelan doono madaxweyne Farmaajo. Sarha Cabdi Axmed, ayaa warbixintan isku soo duba-riddey.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisadda Siyaasadeed ee Soomaaliya