Aragtida Dadka Muqdisho ee Muranka Mooshinka Baarlamaanka

Muqdisho

Kullanka ayaa waxaa lagu dhageysan lahaa mooshin ka dhan ah gudoomiyaha baarlamaanka. Halka xildhibaano kasoo horjeeda mooshinkani ay sheegeen in iyana ay kulanka kaga hadli doonaan muranka xadka Kenya iyo Soomaaliya.

Marka hore halkaan hoose ka dhageyso warbixin uu arrintan ka diyaariyay wariyaheenna Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Qoyste

ARAGTIDA DADWEYNAHA MUQDISHO

Dhanka kalana, dadweynaha magaalada Muqdishu ayaa iyaguna aragtidooda ka dhiibtay murankii ku saabsanaa mooshinka iyo faragelintan u damabysay ee uu sameeyey madaxweynaha.

Waxaa dadweynaha la hadlay oo makarafoonka la dhemaray weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso aragtida dadka Xamar